Duqa Muqdisho oo qarka u saarmay in uu is casilo iyo Siyaasiyiin Niyada u dejisay

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa xiligan wajahaya cadaadis siyaasadeed oo kaga imaanaya dhinaca Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii dhagaha ka fureestay amaro uga yimid Xafiiska Madaxweynaha. War Saxaafadeed shalay kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xaalada uga sii dartay kadib markii qoraalkaasi lagu cadeeyay dhulal danta guud oo dowladu leedahay in la iibsaday … Continue reading Duqa Muqdisho oo qarka u saarmay in uu is casilo iyo Siyaasiyiin Niyada u dejisay